Saturday, August 31, 2013

Woyane Warning to Somalian's

Woyane Warning to Somalian's

Woyanes gives warning for Somalian's  those who lives & have shops in Addis Abeba,  they must Close all  there shops and  participating the Sunday demonstration other wise they will thrown in prison

Mudaaharadka #AddisAbaba Ee Berito & Soomaalida oo khasab uga qeybgelin !!!

Waxa laga bilaabay maanta magaalada AddisAbaba Ogaysiis lagu ogaysiin dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan xaafadaha kala duwan ee magaalada inay berito u soo diyaar garooban Dibax ka dhici doona fagaaraha Maskel Squere kaas oo lagu taageerayo xukuumadda Itoobiya culimo aay dhowaan xirxirtay kuwaas oo ka soo horjeestay go'aan xukuumadu ku mamnuucday Salaadii Tajuudka Ee bishii #Ramadan

Culimada la xiray ayaa dowladu ku sheegtay qas-wadayaal waxana aay ka rabtaa dadka Muslimka ah inay taageeran qorshaha xukuumadda, Soomaalida waxa loo sheegay in beri qofkii aan ka soo qeyb gelin banaanbaxa oo meheradiisu u furnaato ama aqalkiisa hoosta ka gala inu ciqaab la kulmi doono tan oo aad moodo inay tahay cabudhin, waayo dowladu waxay ugu hanjabi qofkii aan ka soo qeyb gelin dibadbaxa inu yahay 

No comments: